Daawo Ismacil Hure Buubaa oo Iaga Baxay Siyaasada Fadhiidka Ah ee Ka Jirta Maamulka Somaliya Kuna Biirey Somaliland

0
21

buubaaIsmacil Hure Buubaa oo xilal badankasoo qabtey dowlada federalka somaliya isla markaana ka shaqeyn jirey danta guud ee somaliya amaa 25 ka dib waxaa uu sheegey in siyaasada dalka somaliya ay noqotey mid fowdo ku socoto oo aan diyaar u aheyn dowladnimo.