Dhegeyso:- Sarkaal Itoobiyaan ah oo Isku Dhiibey Ciidmada Alshabab

0
31

qansax dheereGudoomiayaha degmada Qansax dheere oo wareysi siiyey idaacada VOA ayaa sheegey in sarkaal itoobiyaan ah oo ka baxsadey ciidamada itoobiya isagoo isku dhiibey ciidanka alshabab oo ku sugnaa Ufuroow.

Gudomiyaha degmada qansax dheere Adan

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudomiyaha degmada qansax dheere Adan mobil