Daawo Bananbax ka Dhacay Puntland oo Lagu Gubey Sawiradii Jawari iyo Xasan Sheekh

0
23

bananbax puntBananbax ay soo abaabuleen maamul goboleedka puntland ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Ufey ee ka tirsan gobolka bari.

Dadkii halkaasi isugu soo baxay ayaa waxaa ay gubayeen sawirada madaxweynaha dowlada federalka somaliya Xasan sheekh maxamuud iyo gudomiyaha baarlamanka Prof Jawaari