Dhegeyso:- Qudbad Isugu Jirta Hanjabaad iyo Waano oo uu Jeediyey Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland

0
24

Cabdiweli-GaasMadaxweynaha maamul goboleedka puntland Cabdiweli Gaas ayaa waxaa qudbad uu ka jeediyey munaasabada lagu xusayey 55 guuradii kasoo wareegatey maalintii xoriyada,  Xafladaas oo lagu qabtey magalada gaalkacyo hadaladii uu cabdiweli gaas oo isugu jirey waano iyo hanjabaad waxaa ka mid ahaa.

cabdi weli gaas

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

cabdi weli gaas mobil