Daawo:- Xaflad Qalin Jebin Quraanka Kariimka oo Xaley lagu qabtey Masjid Al Hikma Ee Magalada Toronto

0
39

Masjid al hikmaMagaalada Toronto ee dalka Canada ayaa xaley oo ay bish ramadaana ay ku beegneyd 16 lagu qabtey xaflad qalin jebinta quraanka kariimka halkaas oo ay ku qalin jabinayeen 3 ka mid ardeyda dugsiga Daarul Quraan oo qeyb ka ah Masjid Al Hikma waatan ee nala daawada qaar ka tirsan ardeyda qalin jebisey oo aqrinaya ayadaha quraanka kariimka.

Daawasho Wacan