Dhegeyso:- Dagaalo Maanta Ka Dhacay Deegaanka Buufow Bacaad

0
42

bufowAbaan duuliyaha Ciidamada Deegaanka Marka oo Maanta horkacayey dagaalkii ka dhacay Degaanaka Buufow Bacaad ee Duleedka Degmada Marka ayaa waxa uu ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay deegaanka.

Abaanduuliyaha ayaa sheegay in saakey halkaasi ay kusoo weerareen Maleeshiyaad uu hugaaminayo Kaaba Mooryaan Xasan Jaamici iyo rag kale oo doonayey in la dagaalamaan dadka deegaanka.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa

deegaanka buufow

Halkan hoose kaga dhegeyta Mobilkiina

deegaanka buufow mobil