Dhegayso..Maxaa keenay in ciidamada AMISOM ay si degdeg ah uga baxaan degmooyinka gobolka Shabeelaha hoose?

0
35

burundi

 

 

 

 

 

Ciidamada reer Burundi ee ku howl gala magaca AMISOM ayaa waxay si halhaleel leh ay uga soo baxeen todobaadkan degmooyin iyo deegaano dhaca gobolka Shabeelaha hoose hadaba Maxaa keenay in ciidamada AMISOM ay si degdeg ah uga baxaan degmooyinka gobolka Shabeelaha hoose?

Halkan ka dhegaysoUnknown Album