Daawo Dr. Cabdiraxman Cabdullahi Baadiyow pp Ka hadley Siayada Guud ee Xukuumada

0
60

Dr. Cabdiraxman Cabdullahi Baadiyow oo kamid ah siyaasiyiinta iyo aqoonyahanada Soomaaliyeed kana mid ahaa xubnihii u tartamay xilka Madaxweynaha ayaa wareysi uu bixiyey si xirfadeysan 10 daqiiqo in ka yar kusoo koobay fashilka ku dhacay dowlada Muqdisho iyo sababta keentay.

Dr. Baadiyow ayaa wareysigiisa ku sheegay in si ulla kac ah ummada Soomaaliyeed wakhtiga looga dhumiyey, isagoo ku eedeeyey hogaanka Dowlada Muqdisho ay doonayaan inay dhisaan koox dooneysa inay dalka Soomaaliya ku qabsato si Kali-Talisnimo ah.