Daawo:- Faalkii uu Faaliyaha Qaranka u Dhigey Axmed madoobe

1
64

axmed madoobeTelfishinka Universal Tv barnaamijkiisa faaliyaha qaranka oo faal loogu dhigey Axmed Madoobe ayaa waxaa uu hoosta ka xariiqey in shaxda maamulka Axmed Madoobe ay gacan saar leeyihiin dowlada itoobiya iyo Shariif Xasan ee bal nala daawada howshan sida ay u dhacdey.

1 COMMENT

  1. Hore loo ogaay sida ku cad faalka oo lo dhigay hogaamiyihii hore ee maamulka moryaanti Raskambooni Mr. Axmed Madoobe kuna waashay in oo xoog ku maamulo dhul oosan ka dhalan ( Aalto Juba iyo Baaso Juba). Waa qab-qable dagaal eey so dirsatay cadawaga qaranka Somaaliyeed ee Itoopia. – Ma Fiyoowyahy Horta ????

Comments are closed.