Dhegayso…Wararka Maanta iyo Wadajirradio Atlanta

0
35

astaanta wadajirradio

 

 

 

 

—Kulan looga hadlayay dhameestirka Dastuurka dalka oo Muqdisho ka dhacay.
—Al-Shabaab oo dib u qabsaday deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan.
—Danjire Cali Ameeriko oo inooga waramay sababta loogu diiday inuu booqdo gobalka Hiiraan.
—Mooryaanta beesha Hawiye ee ku labisan dharka ciidanka Qaranka ee sugan gobolka Shabeelaha hoose oo maanta Darawal ku dilay duleedka degmada Afgooye.
—Maamulka Shariif oo degmada Baraawe ka bilaabay Caburin dadka deegaanka.
—Mid ka mid ah ugaasyada beesha Mariixaan oo sheegay in Axmed Madoobe iyo Ethopia ayan Maamul umagacaabi karin Gobolka Gedo.
—Bannaanbax looga soo horjeedo Xilka qaadistii Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo ka dhacay Magaalada Garbahaarey.

Halkan ka dhegayso