Dhegeyso Garyaqaan Geytaano Oo Ka Hadley Dhibaatooyinka Yaala Gobolka Shabelaha Hoose

1
32

Av geytanoGaryaqaan Maxamed Abukar Geytaano oo la hadley warbaahinta raaxoole ayaa waxaa uu si balaaran uga hadley xaalada guud ee gobolka shabeelaha hoose iyo dagaalada kasoo cusboonaadey degmada marka,

Abukaate Geytaano

Halkan Hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

Abukaate Geytaano Mobil

1 COMMENT

  1. Odeygaan bal eega khaatuma xumida uu ku dhameysan rabo cumrigiisa isagoo diidan in Marka ay degaan shacab somaliyed, isagoo ogsoon in aabahiisa la dejiyey Deegaan ay leedahay TUNNI oo lahu magacaabo SIYAAMA isagana ku dhashey, kuna bar baarey halkaas, ka dibna ay sheegteen JAMAAME oo iyadana ay tahay deegaan TUNNI oo Biyamaal la dejioyey.

    ILAAHEEY ha u soo celiyo iimaanka, hana tuso Xaqa, hana ogaado in Dhulka uu Ilaaheey leeyahay, lana wada degi karo.

Comments are closed.