Dhegayso…Shariif Xasan oo markii ugu horaysay lakulmay Qurbajoogta KoonfurGalbeed.

2
28

sakiinKulan balaaran oo ay ka qaybgaleen Qurbajoogta KoonfurGalbeed ee kusugan Qaaradaha Aduunka ayaa waxa uu shalay ka dhacay kulan Madaleedka Qurbajoogta KoonfurGalbeed.

Kulankan oo ahaa kulan todobaadlaha ahaa ayaa waxaa todobaadkan marti ku ahaa Shariif Xasan Sheekh Aadan oo guud ahaan isaga iyo Qurbajoogtu ay si guud iyo weliba si gaar ahaan isaga wareysteen waxa ilaa iyo hada u qabsoomay maaamulkiisa iyo waxa inuu maamulkiisu inuu qabto ahayd ee u qabsoomi waayay iyo sababaha.
Daawasho iyo Dhegaysi Wacan.

2 COMMENTS

Comments are closed.