Aqriso Heshiiskii ay Kala Saxiixdeen Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna

1
50

hishiisDegmada Cadaado ee xarunta KMG ee Galmudug Waxaa maanta lagu Qabtay xaflad ay hishiis ku kala saxiixdeen mas’uuliyiinta maamulka Galmudug State iyo Ahlu Sunna Waljameeca oo markii hore siweyn isugu khilaafsanaa dhismaha maamulka Galmudug.

Labada dhinac ayaa ku hishiiyay in la wadaago awood maamulka, isla markaana Ahlu Sunna kaalin muuqata ku yeelato gollayaasha kala duwan ee mamulka sida Baarlamaanka, xubnaha gollaha wasiirrada la fillayo in la soo dhiso, magacaabista agaasimayaasha maamulka iyo dhismaha maamullada gobollada iyo degmooyinka.

hishis ahlusuna iyo galmudug

1 COMMENT

  1. YOU ARE JOKING!!!!

    THE SOMALIA PROBLEM FINALLY SOLVED.!! HURAAAHA!
    • THE INDIGINOUS PEOPLE OF THE BENAADIRI PARTICULARLY THOSE OF XAMAR AND AFGOE CAN NOW SLEEP IN PEACE.
    • THE PEOPLE OF MARKA, AWDEEGLE AND NUMBER 50 OF THE SH. HOOSE WILL NO LONGER HEAR THE DRUMS OF GUNFIRE.
    • THE PEOPLE OF BRAAWE AND JANAALE OF THE SH. HOOSE WILL HAVE THEIR HOUSES AND FARM LANDS BACK.
    • THE PEOPLE IN THE DIASPORA CAN NOW RETURN TO CLAIM BACK THEIR PROPERTIES
    • PUBLIC BUILDINGS, SCHOOLS, HOSPITALS AND MOSQUES WILL BE RETURNED BACK TO GOVERNMENT HANDS
    • PEOPLE WILL BE FREE TO TRAVEL WITHOUT FEAR AS ROAD BLOCKS WILL BE VACATED.
    • WORDS THAT DOMINATED OUR LANGUAGE WILL BE PUT INTO THE HISTORY DUST PIN… LIKE ”MORYAAN, BILILIIQO, ALSHABAAB, HISBUL ISLAAM, ALSUNA WAL JAMEECA, WA LA QAARAJIYAY…AND OTHERS”

    IN SHORT OUR PRAYERS HAVE BEEN ANSWERED AND THE OLD GOOD TIMES ARE COMING BACK. YOU CAN START STRET CELEBERATIONS!! THEY ARE GOING BACK!

    WISHFUL THINKING!!!!!!!

Comments are closed.