Daawo Barnaamij ay Aljazeera Tv Ka Diyaarisey Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan Gabdhaha Soo Tahriibey ee Ku Sugan Liibiya

0
105

qaxootiBarnaamij aad qiimo u leh oo lagaga hadlaayo dhibaatooyinka ay la kulmaan gabdhaha tahriibka sameynaya oo wadamadoodii kaga soo cararey dhibaatooyin ayaa waxaa dhacda in intii aysan gaarin meesha ay u socdaan in ay la kulmaan kufsi iyo jir dil.