Daawo:-Sawirada bananbax Balaaran oo Looga Soo HOrjeedo Shariif Xasan oo Maanta Ka Dhacay Magalada Marka

0
31

markaBananbax aad u balaaran ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magaalada marka kaasoo looga soo horjeedey Wafdi uu hugaaminayo Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo kooxo kaaba Mooryaano ah oo soo gaaray Deegaanka Ceeljaale.

Wefdiga Shariif Xasan ayaa waxaa ka mid ahaa , Maxamed Xasan Fiqi iyo Gudoomiyaha Gudiga difaaca Baarlamaanka qaranka Xuseen Carab Ciise.

[slideshow_deploy id=’22240′]