Reysulwasaaraha oo Maanta Booqasho Ku Tegey Magalada Kismaanyo

1
137

cumarRaisalwasaaraha dawlada federaalka ah Cumar Cabdirashiid iyo wefti uu hogaaminayo ayaa hadda gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubadda Hoose.

Raisalwasaraha iyo weftigiisi ayaa la sheegay inay garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyeen Axmed Madoobe iyo hoos joogayaashiisa,waxaana la sheegay ina weftigaasi u soo gudbeen Xarunta Maleeshiyaadka Raaskambooni ku tilmamaan Madaxtooyadda.

Raisalwasaraha iyo weftiigisa ayaa la sheegayaa arinta ay u tageen kismaanyo in ay tahay muranka siyaasadeed ee ka dhex aloosan dawlada federaalka ah iyo Horjoogayaasha Maleeshiyaadka Raaskambooni.

Kulanka ayaa la sheegaa in laga soo saari doono warsaxafadeed ku aadan ujeedada safarka Raisalwasaraha iyo weftiigiisa.

1 COMMENT

  1. Cumar iyo odawaa mayihiin kuwii usoo dhicin lahaa dadka xaqooda ay duudsiinayaan dadka dalkooda kusoo duulay???
    araga doon-née!!!

Comments are closed.