Dhegeyso:- Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose C/qaadir Siidi oo U Waramaya Idaacada Alshabab

2
48

siidiGudoomiyaha gobolka shabeelaha hose oo in mudo ah safar dalka dibada uga maqan ayaa waxaa uu wareysi siiyey idaacad ku hadashada magaca ururka alshabab wareysigiina sidan ayuu u dhacay.

cabdulkhadir siidi

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada

cabdulkhadir siidi mobil

2 COMMENTS

  1. C/Qadir Sid Hanoo Soo Qorina Waayo Qofka Markas Mad hob Leeyahay Ayala Lasoo Qaataa ,
    Laakiin Kan Ma,aha Madhab iyo Dian Toona Ee Yan Qiimo Loo yeelin oo La Buunbuunini
    Xaaraanta iyo Dhiigaa Dadkiisa Ayaas Ku Naaxaaaaaaaaa. Marba Mel Ayaas Kazoo
    Muuqanaa Way Law Wijiile

  2. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Maxaad u qabatey Abdulqadir wiilasha reer darbane Duube Digil ee loo gacan geliyey beesha hawiye?

Comments are closed.