Dhegeyso:- Nabadoon Banduuqoow oo Qoonsadey Saamiga Beesha Biyamaal Ey Ka Heshey Maamulka Shariif Xasan

1
40

MarkaMid ka mid ah nabadoonada beesha biyamaal oo lagu magacaabo nabadoon Banduuqow oo warbaahinta la hadley ayaa dhaliin usoo jeediyey Shariif xasan sheekh Adan isagoo ku dhaliiley in beesha biyamaal aan la siinin samigii ay ku lahaayeen xildhibaanada maamulka shariif xasan.

Nabadoonkan ayaa kol wax laga weydiiyey numbarka ay ku haminaayeen in ay ka helaan xildhibaanada sheegey in ay xaq u leeyihin in ay helaan half ama wax ka badan xhibanaanada lasoo siiyey gobolka shabeelaha hoose maadaama.

Wareysigiisa oo dhan waakan ee nala dhegeysta.

Nabadoon banduuqoow

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Nabadoon banduuqoow Mobil

1 COMMENT

  1. Kkkkkkkkkk bal day biyomal o cabadaya war dhulkaga aadaniga hadan mafaxweyne ka ahsn laha k/galbed hal kursina ma sin lahen e sharifkan an siyasad waxbo ka ogeyn ayey cid walba aragsatey

Comments are closed.