Dhegeyso:-Xasan Sheekh “”Mooshinka Muqdisho Madax Xanuunkiisa Waxaa iiga sii Daran Waxa Afgooye Shaley Iga Soo Qabsadey””

1
47

xasan1Ka dib kolkii shaley booqasho gaaban uu madaxweyne Xasan Sheekh ku tegey degmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa uu halkaasi kula kulmey waxgarad, siyaasiyiin, aqoonyahano kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose.

Kulanka oo ahaa mid dhinacyada ay aad iskula gorfeeyeen dhibaatooyinka ka jira gobolka shabeelaha hoose oo ay ugu horeyso abnidarda ay abuurayaan ciidamo beeleedyada dowlada ee ku sugan gobolka shabeealaha hoose.

Bal nala dhegeysta qudban uu jiidiyey Xasan Sheekh

1 COMMENT

  1. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Mudaxweyne xasan sheik waxaan kaa codsanayaa in aad ka soo dayso xabsiga wiilasha 11 ah ee ciidamada burundi kasoo qabteen gobolka shabeelaha hoose adigoo ku mahadsan.

Comments are closed.