Daawo Barnaamij Indho Fiiq Ah oo Ay Qurbajoogta Degmada Wanleweyn Ka Fuliyeen Degmada

1
79

indho fiqisQurba joogta degmada wanle weyn ayaa waxaa ay degmada ka fulliyeen barnaamij ay indhahha ugu fiiqayaan qaar ka tirsan dadka degmada oo  si aad ah ugu baahnaa in howshaasi loo qabto.

Howsha ayaa waxaa degmda ka fuliyey odayaasha sida aadka ah isku xilqaamey ee badbaado oo had iyo jeerba u taagan in ay fuliyaan howlaha ay damacsan yihiin in deegaanadooda ay ka fuliyaan qurba joogta.

Barnaamijkii waakan ee nala daawada.

1 COMMENT

  1. Bismilaah,
    Alhamdulilaah oo idin wafijiyey in masaakiin indhaha loo fiiqo waxaan Illaah uga baryaa inuu ka abaal mariyo inta ka soo shaqeysey, soo ururisey, ax baxsatey iyo kuwii ffikrada lahaa intaba, waa mashruuc aad iyo aad looga baahan yahay in kuwo kalena la fuliyo, qof shali aan wax arkeynin oo maanta wax arkaayo.

    wwaad mahadsan tihiin.

Comments are closed.