Daawo Madaxweynaha Dowlada Federlka Oo Ka Hadley Kulankii Wadatashiga

0
24

xasan shKulankii wadatashiga ee shaley ka furmey magalada muqdisho ayaa waxaa halkaasi qudbad ka jeediyey madaxweynaha dowlada federalka somaliya isagoo isla markaa sheegey in kulanka loo wada dhan yahay somali oo dhan somaliland ay ka mid tahay.