Daawo:- Masiibo Ay Ku Dhinteen In Ka Badan 250 Ruux oo Maanta Ka Dhacdeyy Meel Ku Dhow Mina Ee dalka Sacuudi Arabia

0
38

sacudiDad badan ayaa maanta ku dhintey meel aan sidaas uga fogey Magalada Mina oo ay ku sugnaayeen xujeydii gudaneysey waajibaadka xajka ee sanadka dadka ku dhintey shilkan ayaa warbaahinta aarkood waxaa ay sheegeen iney kor u dhaaftey 250 ruun ayadoo dhaawaca uu kor u dhaafey 390 ruux ee waakan nala daawada.