Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka sameeyey Ciidanka Somaliland

0
121

Amin camirKol dhow ayey aheyd kolkii ciidanka boliiska somaliland ay xabsiga u taxaabeen qaar ka mid ah fananiinta somaliland oo bandhig faneed u tegey magalada muqdisho taasoo ay dadka intiisa badan la yaabeen, Amiin camir ayaa isna qalinkiisa ku sawirey in boliiska ay xeri doonaan qofkii ku riyooda in uu xamar tegey.

RIYO copy