Dhegeyso:- Wasiiru Dowlaha Wasaarada Warfaafinta oo Ka Hadlaya Xariga Loo Geystey Shaqaalaha Universal

0
37

somaliaWasiir Dowlaha Wasaarada Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya Maxamuud Bekos oo maanta Shir Jiraa’id u qabtay Warbaahinta ayaa ka hadlay Xariga Wariyaasha Tv-ga Universal iyo Xirnaanshaha Xarunta Tv-ga ee Magaalada Muqdisho.

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta ayaa sheegay in Tv-ga Universal ay laamaha Amaanka Dalka Dhowr Jeer uga digeen Joojinta Warar ka dhan ah Dowladda islamarkaan ay iska dhaga tireen.

Ma aha markii ugu horeysey oo ay xukuumada isku deydo in ay afka qabato warbaahinta taasoo dhowr jeer ay horey u dhacdey hadaladii wasiiru dowlaha waxaa ka mid ahaa.

Wasiru dowlaha warfaafinta

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Wasiru dowlaha warfaafinta mobil