Dhegeyso Mid Ka Mid Odayaasha u Xareysan Shariif xasan Oo Ka Hadlaya Qeybiga Xildhibaanada Maamulka Shariif

0
23

baydhabo-Odayaha kasoo jeeda 3da gobol ee uu maamulka u sameeyey shariif xasan ayaa mid ka mid ah loo lagu magacaabo Nabadoon Qasin waxaa uu sheegey in qaabka qeybsiga baarlamaanka maamulka shariif uu gabagabo yahay maalmaha soo socdana uu diyaar noqon doono.

Tan iyo kolkii shariif xasan loosoo diidey lacagtii looguu tala galey maamul goboleedyada ayaa maalintii shaley waxaa uu si deg deg ah ugu soo laabtey magalada baydhaba si uu u sameeyo xildhiboono asaga u xareysan sida ay ugu xareysan yihiin oo kale odayaasha iyo wasiiradii uu dhawaan sameeyey.

Hadalkii Qaasin waakan ee nala dhegeysta.

Nabadoon Qaasin

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Nabadoon Qaasin Mobil