War Deg deg ah:- Maleeshiyo Beeleed Xiran Dareeska Dowlada oo Maanta Degmada Wanleweyn Qof Rayid Ah Ka Kaxeystey

0
57

breaking-nCiidamo dharka dowlada xiran isla markaana qaab beeleed u abaabulan ayaa maanta waxaa ay weerar ku qadeen degmada wanlaweyn halkaas oo ay kala bexeen qof rayid ah oo ka mid dadka deegaankakaasi oo sida goobjoogayaan inoo sheegeen ka ahaa darawal mid ka mid gadiidka isaga goosha degmada wanleweyn iyo muqdisho kaasi oo aroornimadii hore ee saaka maleeshiyaadka ciidanka dowlada ee isbaarada u taala inta u dhexeysa wadada xiriirisa wanleweyn iyo afgooye ay isku rasaaseeyeen.

Wararka hor u dhaca ah ee laga helayo israsaseyntaas ayaa waxay ku waramayaan in mid ka mid ah maleeshiyo beeleedka xiran dareyska dowlada uu ku geeryoodey israsaseyntas dhex martey darawalka iyo maleeshiyada.

Guud ahaa wixii wararkan ku saabsana waxaan idiin soo gudbin doonaa waqtiyada soo socda.