Ra’isul Wasaare Cumar oo magacaabey xubnaha Golaha Madasha Wadatashiga.

0
55

qwaCumar C/rashiid Cali Sharmaake Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa magacaabay howlwadeenada Madasha Golaha wada Tashiga Qaran kuwaasoo laga kala xulay Golaha wasiirada,Xafiisyada sedexda Mas’uul ee dalka ugu sareeya iyo maamul Goboleedyada hada jira.
Golahan oo ka kooban 12 Xubnood ayaa waxay kala yihiin:
Xubnaha beesha Hawiye
1-C/raxnmaan Maxamed Xuseen (Wasiirka Arimaha gudaha iyo Federaalka) – (HAWIYE)
2-Xuseen Yusuf Idow (Wasiirka Madaxtooyada Maamulka Galmudug) – (HAWIYE)
3-Maxamed Kenynan (Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya) (HAWIYE)
4-Xarbi Cali Kullane, (Xafiiska Ra’isul Wasaaraha) – (HABARGIDIR – HAWIYE).
Xubnaha Digil iyo Mirifle
1-Xuseen Maxamuud Sh. Xusseen (Wasiirka Dastuurka) – ( DABARRE – DIGIL IYO MIRIFLE)
2-Maxamed Cabdullahi Mursal (Wasiirka Madaxtooyada Koofur Galbeed) – (DIGIL IYO MIRIFLE)
3-Maxamed Cumar Maxamuud, (Xafiiska Gudoomiyaha baarlamaanka) – (DIGIL IYO MIRIFLE)
Xunaha Beesha Daarood
1-C/llaahi Axmed Jaamac (Wasiirka Cadaaladda) – (DAAROOD)
2-C/raxmaan Sheekh Axmed (Wasiirka dhalinyarada iyo Sportiga Maamulka Puntland) – (DAAROOD)
3-Cabdi Cali Rage (la taliyaha Madaxweynaha Maamulka Jubbaland) -(DAAROOD)
Xubin Beesha Direed
1-Maxamed Cabdi Xayir Maareeye( Wasiirka warfaafinta) – (ISAAQ – DIR)
Xubin Beesha Shanaad
1- Sahra Cali Samatar: Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka. – (BEESHA 5’AAD)