Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka sameeyey Reysulwasare Cumar Cabdirashiid

0
30

Amin camirArinka somaliya oo aad moodo inuu fara kasii baxaayo iyo umadoon weli ku quus qadan 25 sano ee lasoo dhaafey burburka wadanka ka dhacay iyo qabyaalada doorka weyn ee ay ka cayaartey ayaa sawirkan Amiin waxaa uu ku muujinayaa masuuliyiinta ugu sareysa wadanka iyo ay ayaga ka shaqeynayaan kala qeybta umada somaliyeed isla markaana gacanta u gelinaya dowladaha aan rabin somaliya in ay ka baxdo dhibaatada in mudo ah ku habsatey.

G_DOORASHADA