Dhegayso..Xoolo dhaqatada Koonfurta Soomaaliya oo bilaabay inay u guuraan dhulka taaga ah ee Gobolka Gedo.

0
230

xooleXoolo dhaqato Reer guuraa ah oo wata kumanaan neef oo xoolahooda ah isugu jira Geel,Lo iyo Ari oo kana kala yimid deegaano ka kala tirsan Gobolka Jubbooyinka iyo Bay oo deris la ah Gobolkan Gedo ayaa waxaa la arkayaa maalin iyo habeen iyagoo geedi ah,islamarkaana wata Xoolahoodii ,kuwaasi oo ka talaabaya Buundada weyn ee ku taala degmada Baardheere.

Xoolo dhaqatadan ayaa xilligan waxay wal wal iyo cabsi xoogan ka qabaan daadadka Roobabka iyo fatahaadaha la hadal hayo in ay waxyeelo ka soo gaarto,waxayna ay u halgamayaan sidii ay uga gaashaaman lahaayeen digniinaha soo baxaya .

Halkan ka dhegaysoUnknown Album