Dhegayso..Shirkii Midaynta Beelaha Geledi oo si habsami leh uga socda Afgooye

1
35

AFKAWararka ka imaanaya degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in uu halkaasi si habsami leh uu uga socdo Shirkii Midaynta Beelaha Geledi oo haatan galay maalintiisii Shanaad.

Shirka iyo halka uu maraayo ayaa Wariyaheena Muqdisho Maxamed Kaafi uga waramay gudoomiyaha Shirka Awees Buulaloow.

Halkan ka dhegayso wareysigaAways Buulalow

Ku dhegayso MoobilkaagaAways Buulalow

1 COMMENT

  1. Ninkan wallaalow ha dhageysanin waa beenlow ee shir ma jirro hadduu rabo lacag dadka hasoo weydiisto ee beesha yuu isku dirin weligii wax uu qabtay taariikhda laguma hayo ee dadka yuu isku dirin isaga iyo kuwa soo adeegsado mahad sanid

Comments are closed.