Dhegeyso:-Xidhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Ka Warbixinaya Socdaalka uu Ku Tegey Beledxaawo

0
26

dalxaWafdi uu horkacaayo gudoomiye ku xigeenka Guddiga Arimaha Dibada Barlamaanka Dowlada Federaalka Maxamed Cumar Dalxa ayaa socdaal shaqo ah ku tegey  Degmada Beledxaawo ayagoo u kuur galaayo xaalada dhabta ah ee ka jirta xadka u dhexeeya somaliya iyo kenya, Dalxa oo la hadley warbaahinta hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.

xildhibaan dalxa