Dhegeyso:-Gudiga Xaqiiqo Raadinta Oo Beeniyey In Kenya Ay Derbi Ka Dhistey Xaduuda ay la Leedahay Somaliya

0
27

derbiMaalmihii ugu dambeeyey ayaa waxaa soo if baxayey warar sheegaya in Dowlada Kenya ay ku soo xad gudubtay xuduuda dhulka Soomaaliya ee dhanka degmada Baladxaawo, arintaasi ayaa si loo ogaado sidey wax u jiraan xukuumada federalka u xilsaartey gudi xaqiiqo raadin.

Guddigaasi oo uu Hogaaminayay Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada Soomaaliya C/qaadir Sheikh Cali Diini waxayna war ka soo saareen xaalaada Sohdinta iyo darbigii la sheegay inay Kenya dhisayso.

Hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa.

gudiga xaqiiqo radinta xududa

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

gudiga xaqiiqo radinta xududa mobil