Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta

0
67

astaanta wadajir—Khasaaraha ka dhashay dagaal maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo
sii kordhaya iyo Hub urursi socda.
—-Xukuumada Soomaaliya oo ku baaqday in si deg deg ah loo joojiyo
dagaalka magaalada Gaalkacyo
—Qarax ciidamada AMISOM lagula eegtay xaafada Suuqa xoolaha ee magaalada Muqdisho
—-Shabaab ku dagaalamay jubada dhexe
—Shirkii wadatashiga ee Bulshada Soomaaliland oo maanta ka furmay
magaalada Muqdisho.
—Dagaal ka dhacay Wanlaweyn iyo Afgooye.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album