Dhegeyso:-Maamulka Degmada Baraawe oo ka Warbixiyey Dagaalo Ka Dhacay Degmada

0
39

baraweGudoomiyaha Degmada Barawe, Xuseen Barre Maxamed Jeex ayaa waxa uu ka warbixiyay howlgalo militari oo Sacadihii ugu dambeeyay ay ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo iskaashanaya ka sameeyeen tuulooyin hoostaga Magaalada Baraawe.

degmada barawe

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

degmada barawe mobil