Daawo:-Sheekh Maxamed Idiris oo Ku Baaqey In la Joojiyo Colaada Ka Aloosan Gaalkacyo

0
93

shekh maxamed idirisSheekh Maxamed Idris oo ka mid ah culumada ugu waa-weyn ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha dhinacyada ku dagaallamaya magaalada Gaalkacyo inaanay daadin dhiigga dadka aan waxba galabsan ee magaalada ku nool goboladaas.