Dhegayso Wararka Wadajirradio Atlanta

0
121

astaanta wadajir—Xaalada magaalada Gaalkacyo oo dagan iyo Raysal Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayay oo tagay magaaladaasi
—Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Gaas oo masuuliyada dagaalada gaalkacyo dusha u saaray dowlada federaalka ah
—Shirwaynaha wadatashiga qaabdhismeedka manhajka dalka oo Muqdisho ka furmay maanta.
— Wasaarada amniga Dowlada fedraalka oo degmada afgooye ku wareejiyay Ciidamo nabadsugid ah oo sugi doona nabada Afgooye
—Maamulka gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in Al-Shabaab ay kala wareegeen deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobalkaasi.
—Qaxooti Baydhabo oo Markaneeco loo qaybiyay.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album