Tacsi:-Inaalilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun

0
52

tacsi-1Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun waxaa dhamaan qurbo joogta beesha Geledi waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan Reer Siid Axmed oo hooyadood Xaajiya Khadiija Sheekh Maxamed maalintii shaley ku geeryootey degmada Afgooye waxaa ayna leeyihiin samir iyo iimaanilaahey ha inaga siiyo ayadana janadii fardowza ilaahey haka waraabiyo amiin amiin