Daawo:-Aljaziira Tv oo Soo Bandhigtey Xaalada Dhabta Ah Ee Ku Saabsan Derbiga Ay Rabto Iney Kenya Ka Dhisto Xadka Somaliya

0
26

kenyTelfishinka weyn ee Aljaziira ayaa waxaa uu baaritaan ku sameeyey  derbiga ay rabto iney kenya ka dhisto xadka ay la wadaagto dalka somaliya kaasoo ay sheegeen inuu noqon doono 700 oo km derbi ah.