Daawo:- Prof Maxamed Osmaan Jawari iyo Hogaamiyaha Ahlusuna ee Gobolada Dhexe oo Warsaxafadeed Wada Jeediyey

0
29

jawariGudoomiyaha baarlamaanka dowlada federalaka somaliya oo beryahan ku sugnaa magalada dhuusamareeb si uu u dhexdhexaadiyo colaada ka taagan gobolada dhexe ayaa waxaa uu kulamo kala gedisan la yeeshay masuuliyiinka ahlusuna ee qilaafka kala dhexeeeya maamulka galmudug gabagabadii safarkiisa ayaa gudoomiyaha baarlamaanka dolada federaalka somaliya iyo hogaamiyaha ahlusuna ee gobolada dhexe waxaa ay la wada hadleen warbaahinta ayagoo sheegey iney ku hishiiyeen qodobo dhowr ah.