Dhegayso..Dhibta Afgooye taal yaa ka mas’uul ah?

0
66

Ali Abdi

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxaa in dhowaalaba ka jiray dhibaatooyin isugu jira Dil,Dhac,Kufsi iyo Barakicin ay wadeen maleeshiyaad beeleed misna ku labisan tuutaha ciidanka xooga dalka.

Hadaba Qurba joogta kasoo jeeda degmada ayaa waxay qaylo dhaan ka keeneen dhibta dadkooda lagu hayo waa kan Cali Cabdi Boor oo ka mid ah aqoonyahanada qurbajoogta ah ee reer Afgooye.

Halkan ka dhegaysoAqoonyahan Cali Cabdi Boore