Dhegayso…Taliyaha Saldhiga degmada Afgooye oo u hanjabaaya dhalinta reer Afgooye

1
187

photoIyadoo mudooyinkii ugu danbeeyay ay isa soo tarayeen dhibaatooyinka baaxada leh ee dadka reer Afgooye ay ku hayaan Mooryaanta dharka ciidanka xooga dalka loo soo xiray ee beesha Abgaal iyo Saraakiil iyaga u shaqeeya oo kasoo jeeda KoonfurGalbeed oo uu ugu horeeyo Taliyaha Saldhiga Afgooye ninka lagu magacaabo Amiin oo kasoo jeeda beesha Hariin-8Mirifle ayaa waxaa hadana dhanka kale dadka deegaanka ah ay dadaal ugu jireen sidii ay heeryadaasi isaga qaadi lahaayeen una xoreysan lahaayeen dhulkooda.

Iyadoo aynu ka duulayno hadaan nahay Daafeet.com xuquuqda ay leeyihiin dadka reer Afgooye bal nala dhegaysta Taliyaha Saldhiga Afgooye ninka lagu magacaabo Amiin iyo mid ka mid ah dhalinta dulmi diidka ah ee reer Afgooye oo khadka telefoonka ku wada hadlay.

1 COMMENT

  1. hadaan fiirshey qaabka ninka beesha haiin ka soo jeeda ee mirifle ama taliyaha saldhiga afgooye wa nin garab weysan asiga keliya aa ordaayo walaalaha galadi wa in ay garab siiyaan ama ay la heshiiyaan oo ay isku hubeeyaan si mar kasto kuwa mooriyaanta ah ay dad uGu dilaan ka dib wahaa iman doonta in la dhaho ciidan magaalada u dhashey ha la qoro oo ciidanka megaalada ha laga dhigo aa imaan doonta lakin hadii magaalada dadki lahaa aysan rabin ciidan in ay naqdaan oo ay is difaacan wahaa loo keena ciidan dhul kale laga keeney ka dibna wahey naqanayaanla heestiyaal wa iga talo reer afgooye hadiiba taliyaha oow hariin yahay Janis ayaad heeysataan la heshiiya oo sida aad uGu saari leheeydeen hawiy dhulkaas ku heshiiya beesha hariin wa beeshi RRa abaabushey waagi hore oo hawiye degaal ku bilaawdey saan wada ognahay ujeedka ninka taliyaha ah meesha u jooga hadii run ahaan loo daba galo dhibka in oow dadkaas ka saaro ayow rabaa mana gali karo duur oo ma sameeyn karo jabhadeeyn dadki dhulka lahaa oo kala yaqaaney aa kaga dhaw hadii oow abaabulo beeshiisa keliya oo reer afgooye ahna wahaa imaan doonta hariin keliya degaal kula jiro hawiye dadka aw digilna lama tashan ee koow walaalaha aw digil gacanta is qabsada Ayaan nii dhihi lahaa wsc

Comments are closed.