Daawo Sawir uu Maanta Amiin Camir Ka Sameeyey Ceydiid Ilka Xanaf

0
30

Amin camirAmiin Camir oo maanta qalinkiisa la dul tegey gudoomiyaha maxkamada sare Caydiid Ilka Xanaf oo ay horyaalaan jawaano ay ka buuxaan laaluush hadii gudoomiyhii maxkamada uu xaalkiisa saan yahay intee loo dacwoodaa maadaama xaalku taagan yahay dawadii hadey bukooto maxaa lagu daweyn.

ilka_xanaf