Dhegeyso:-C/rahmaan Faroole oo Eedeyn Usoo Jeediyey Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Qaar Ka Tirsan Maamul Goboleedyada

0
24

faroleMadaxweynihii hore ee maamul goboleedka puntland C/rahmaan Faroole oo warbaahinta la hadley ayaa sheegey in uu fashilmey kulankii beryahan ka socdey garoowe ee looga hadlayey qaabka loo wajihi doono siyaasada somaliya 2016.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

Faroole

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Faroole Mobil