Dhegeyso:-Shil Gaari oo Maanta Ka Dhacay Wadada Isku Xirta Degmada Afgooye iyo Xamar

0
24

shil-gaariShil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka saaka ka dhacay wadada isku xirta degmada afgooye iyo magalada muqdisho.

Mid kamid ah dadka goobjoogayaasha oo la hadley warbaahinta ayaa sheegtey in seddex ruux ay ku dhinteen kuwo kalana ku dhaawacmeen shilka gaari ee ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho.

Hadaladeediina waxaaka mid ahaa.

Shil Ka Dhacay Wadaha u Dhaxeysa Afgooye iyo Xamar

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada

Shil Ka Dhacay Wadaha u Dhaxeysa Afgooye iyo Xamar MObil