Dhegeyso:-Dil Xaley Loogu Geystey Degmada Afgooye Haweeney Ka Tirsan Dadka Deegaanka

0
28

afgooyeWaxaa xaley degmada Afgooye ee gobolka Shabelaha Hoose dil loogu geestay haweeneey ka mid aheyd dadka degmadaasi ku nool oo lagu magacaabo Farxiyo.

Dilka waxaa saxaafadda u xaqiijiyey Yuusuf Moordow oo ka tirsan mas’uuliyiinta degmada Afgooye, wuxuu sheegay inuu baxsaday ninka dilay gabadha.

Degmada Afgoye Dil Ka Dhacay

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada

Degmada Afgoye Dil Ka Dhacay MObil