Daawo:-Rakaabkii Saarnaa Diyaarad la Afduubey oo Laga Lahaa dalka Masar oo Lasii Daayey

0
57

Aroornimadii hore ee saaka ayaa waxaa la afduubey diyaarad laga leeyahay dalka masar oo ka shaqeyneysey gudaha dalka diyaaradan ayaa xiligii la afduubayey waxaa ay ka duushey qaahira ayagoo kusii socotey magalada alexandaria.

Afduubayaasha diyaarada ayaa waxaa ay sii daayeen inta badan rakaabkii saarnaa diyaarada ilaa iyo hadana ma jirto wax dalab ah oo ay weydiisteen.