Daawo:Gaari Waxyaalaha Qarxa Laga Soo Buuxiyey oo Maanta Lagu Qabtey Degmada Hodon

0
92

Aroornimadii hore ee saaka ayaa Ciidamada nabad sugida ee NISA waxaa ay gacanta ku dhigeen gaari waxyaalaha qarxa laga soo buuxiyey oo loogu tala galey in lagu haligo mar kale shacab aan waxba galabsan.

Waakan ee nala daawada wixii gaariga la qabtey saarnaa.