Daawo:Qurba Joogta Degmada Afgooye oo Runta U Sheegey Xasan Sheekh iyo Shariif Xasan

2
33

Kulan aad u balaaran oo looga hadlaayo dhibaatooyin isugu jira Kufsi, Dhac iyo Dil oo beryahan  ka taaganaa degmada afgooye ayaa maalintii sabtida waxaa uu ka dhacay dalka ingiriiska magalada london kulankaas oo ay kasoo qeyb galeen dhamaan qurba joogta kasoo jeeda degmada afgooye ee ku nool dalka ingiriiska iyo nawaaxigiisa, Kulankan ayaa si aad ah loogu lafa gurey xaalada guud ee degmada afgooye waxaana gabagabadii kulanka runta loogu sheegey madaxweynaha dowlada federaalka somaliya iyo shariif xasan sheekh adan waxaana loogu baaqey iney ka waantoobaan garab siinta dulmiga ay ku hayaan deegaanka dadka kasoo hayaamey gobolada kale ee dalka isla markaana gumaadka ku haya degmada afgooye iyo dhamaan gobolka shabeelaha hoose.

 

2 COMMENTS

  1. Maasha allah dadka reer afgooye markaan hurdada waa kasookeceen ee dadka soo duulay ninwalba gobolkiisa ha ulaabto

  2. war reer afgooye waa cabaneenaa waa dacwooneenaa waxba laguma keenaayo c/qani hubeeya intey goori goor tahay ninka xaflada idinla joogo Awliyo wuxuu ka soo jeedaa meel la dhaho Xeraale dhul boob ayaa ku hareereysan waxba waa ka tari waayeen sharaf iyo karaamo ayey ugu noolyihiin dhulkooda idinkana dacwaa rabtiin inaa ku joogtaan isaga guura wadanka hadaadan rabin inaad dagaalantaan

Comments are closed.