Daawo Videogan Si Aad U Ogaato Halka Itoobiya Somaliya U Wado

0
33

Prof Ken Menkhause oo ka dhiga jamacaha mareykanka cilmiga political science oo cashar ka jeediyey jaamacada syracuse universaty bishii november 15 2015 ayaa waxaa uu kaga hadlayaa qaabka ay u shaqeeyaan beesha caalamka iyo wadamada ay u wakishaan in ay fuliyaan barnaamijyadooda ku saabsan dhisida wadamada burburey  kaasoo uu sheegey in inta badan ay adag tahay in howlahaas ay fulinaa.

Casharkiisiina waakan ee nala daawada si aad idinkana u ogaataan in xal uusan ku jirin dawarsiga itoobiya iyo beesha caalamka.