Daawo: Maamulka Shariif Xasan oo La Sheegey in 15 Isbaaro u Taalo Inta u Dhexeysa Afgooye iyo Buurhakaba

3
25

Halkan ka daawo warbixin kooban oo uu tv Universal ka diyaariyey isbaarooyinka xad dhaafka ah ee yaala gobolka shabeelaha hoose kaasoo la sheegey in isbaarooyinka ugu badan ay u yaalaan maamulka Shariif Xasan.

3 COMMENTS

  1. Asc run ahaantii aniga ra’yigayga markan ka hadlo ku dowlada isku sheegaya ee umada u horseedey dhibatadan ku dhacday inay dafiraan ma’ahan iney fashilmeen madama umada ay wax u qaban waayen, hadana ayagiiba isbaaro utaalo waxaan dhihi lahaa koloy taladooda kuma socdaane meesha ha isaga tagaan ilaahana ha u laabtaan. wadadaas anaa soo marey kuwa dowlada sheegta ayaa ugu xun maxaa yeeley malan nidaam ileen inay sameeyan ayay ahayd warqad loo gooynaya gawarida ilaa iyo xamar hal waraaq ah. Maxaa yeeley nimanka kale hal waraaq ayaa lagu siinaa ilaa xamar wax kula hadlaayo majiro.

  2. WAXAA KA DARAN TAAS RAGII LOO SOO DIRAY INEEY AY LA DAGAALAMAAN ISBAARADA OO AFGOOYE LA KEENAY 2013KII AYAA HADA MEEL KASTA ISBAARO DHIGTAY OO BELEDKA DHEXDIISA AH SIDA MEESHII LEEYSKU TUMI JIRAY SANADKA MARKA LA GAARO EE LOO YAQAANO AAY ULEEY HADANA LA DHAHO BACAACOOW WAXAA HOOWSHAAS GARAB KU SIINAAYO TALIYAHA BOOLISKA AFGOOYE AMIIN MAXED CUSMAN WAXAA XALAY AFGOOYE LA WEERARAY XAAFADA BAALGUREY WAXAANA LAGU DILAY HAL QOF HALNA WAA LAGU DHAAWACAY WAXAANA KA DAMBEEYA CIIDAMADA AMNIGA SHEEGTA IYAGOO UJEEDO GAR AH KA LEH MARKA LA SOO WACAY TALIYAHA BOOLISKA OO LA YIRI NAGA SOO GAARA WUU KA GAABSADAY

  3. AFGOOYE WAXAA YAAL ISBAAROOYIN BADAN OO AY DHIGTEEN KUWA LAGU SHEEGO LAAMAHA AMNIGA WAXEEY TAAL TAN UGU WEEYN MESHII LEEYSKU TUMI JIRAY MARKA LA GAARO SANADKA EELOO YAQAAN AAY ULEEY HADANA LA DHAHO BACAACOOW WAXEYNA U TAAL LAAMAHA AMNIGA EE DEGMADA JOOGAA WAXAANA LOO YAQAAN BIRMAD IYO DARAAWIISH ,XALAY XAAFADA BAALGUREY WAXAA LAGU DILAY NIN ,NIN KALENA WAA DHAAWACAY WAXAA KA DAMBEEYEY LAAMAHA AMNIGA

Comments are closed.